Al Shabaab oo soo bandhigtay Magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Hotelka Doorbin

Al Shabaab ayaa baahisay Wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerar ismiidaamin ah oo labo habeen kahor ka dhacay afaafka hore ee Hotelka Doorbin oo kuyaala meel ku dhaw Xarunta Hay’ada Nabad sugida Qaranka. Ninka fuliyay weerarka ismiidaaminta ah ee ka dhacay afaafka hore ee Hotelka Doorbin ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure … Continue reading Al Shabaab oo soo bandhigtay Magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Hotelka Doorbin